![Saynab Buuley Xuseen oo haysa kaarka aqoonsiga qaran ee wiilkeeda Cabdi Bare Maxamed. Qof ka tirsan dadka deegaanka ayaa ku arkay meydka Cabdi Bare meel 18 kilo mitir u jirta magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya, saddex todobaad ka dib markii ay aska](/sites/default/files/multimedia_images_2016/kenya-photo_main.jpg)
Saynab Buuley Xuseen oo haysa kaarka aqoonsiga qaran ee wiilkeeda Cabdi Bare Maxamed. Qof ka tirsan dadka deegaanka ayaa ku arkay meydka Cabdi Bare meel 18 kilo mitir u jirta magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya, saddex todobaad ka dib markii ay askar boolis ah ka qabteen bannaanka hore ee guriga qoyskiisa bishii Agoosto 2015.
© 2015 Sawirkan waxaa The Washington Post u qaaday Will Swanson oo usii mariyay Getty Images